SomCalendar waa JavaScript libray taas ku saamaxaysa inaad isticmaashid kalandar-kii hore ee Soomaalidu isticmaali jirtey.
Waxaa loo qorsheeyey in ay noqoto mid fudud oo loo adeegsan karo barnaamijyada kale.
Warning
SomCalendar waa js libray wali ku jirta horumarinta (in-progress).